Nin ka yaabiyay caalamka Daawo Muuqaalka cajiib ah

47

madax ka go`an
Muuqaalkan ayaa waxaa soo geliyay YouTube qof isagoo sida aad aragtaan si farsamo ay ku dheehan tahay qariyay madaxiisa kana dhigay qof madaxa laga jaray soona qaatay gaarigiisa isagoo ku maraayo meela drive thru-ga ah ee cuntada laga iibsado isla markaana aad uga yaabiyay shaqaalahiisa ka shaqeynaayay oo uu ka dalbaday cunto, Video ayaa noqday mid ku faafa YouTube waxaana ilaa iyo hadda daawatay ku dhawaad 10 milyan mudda 5 maalmood ah oo kaliya.
Ma ahan markii ugu horeysay oo uu sameeyo video laakiin horey ayuu u sameeyay mid sidoo kale xiiso aad u lahaa oo ka dhigay gaariga aan cidna wadin isla meeshaan ku maray, hadaba labadiisa video ee waxaan ka fiirsan kartaa hoos.

Hoos ka Daawo

[vsw id=”-NzRMPsnC3s” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.