UPDATE: 8 Ruux Oo Xaley Cudur Shuban Biyoodka Ku Diley Degaanka Buur Dhuxule Ee Gobolka Bakool.

158

Buurdhuxule(INO)- 8 Ruux Oo Xaley Cudur Shuban Biyood Ku Diley Degaanka Buur Dhuxule Ee Gobolka Bakool.

ILaa iyo 60 ruux ayaa u geeruyootay shuban biyoodkii ka dilaacay degaanka Buurdhuxunle tiro intaa ka badanna way la ildaran yihiin.

Majirto wax gargaar ah oo loo sameeyay amaba takhaatiir gaartay
marka laga reebo daawooyin loo diray.

Wariye Maxamed Xasan C/raxmaan,Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.