Daawo: Qaabkii U Dhacdey Xaflada Soo Dhaweeynta Malaaqa Guud Ee Beesha Disow

126
Muqdisho(INO)Malaaq Cusman Abshir Cali oo dhawaan lagu caleema saaray magalada Baydhabo ayaa xaflad sodhoweyn loogu sameeyey Muqdisho.

Malaaq Cusman Abshir Cali oo dhawaan loodoorratay malaaqa guud ee beesha Disow laguna balema saaray Magaalada Baydhabo ayaa xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Muqdisho.
Munaasabada oo ka dhacday Hotel GorGor  ayaa waxaa kasoo qayb gslay wasiiro,xildhibaano,odoyaaldhaqabeedyo waxgarad iyo Haween.

Abshir Maxamed Nuur, Idale News Online, Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.