Qaraxyadii is miidaamin ee Axaddii ka dhacay Muqdisho + Video

36

image_update_b070a2422f61303f_1365954174_9j-4aaqsk
Qarax is miidaamin oo ka dhacay xarunta Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa waxaa soo kordhaya qasaaraha ka dhashay, waxaana isbitaalada magaalada Muqdisho ku geeriyooday dhaawacyo ka badan 8-ruux.

 

Daawo Video:-

[vsw id=”YHV0o0mOP5I#!” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.