DAAWO VIDEO: Garoon lagu kala cararay kulan ka tirsanaa horyaalka Greega

37

garoon-0-194B38EB000005DC-803_634x415
Waxey ka faa’iideysteen marxaladii cabsida waxaana taageerayasha kooxda AEK Athens ee wadanka Greece ay garoonka ku soo tuuray wax yaabo sida bom-ka usameysan markii kooxdooda gool laga dhaliyay waqtigi dhimasha ciyaar ay kaga hor jedeen Panathinaikos taasoo keentay in ciyaartooydii oo dham ay garoonka orad uga baxaan

Halkaan ka dawo qosolkaan.

[vsw id=”KTmzpO-bp0o” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.