Dhageyso: Taliska CX S Ee Qiibta 6AAD Oo Sheegay Inay Qabteen Dagaalyahaano Katirsan Al-Shabaab.

21

Baydhabo(INO)- Ibraahim Aadan Yaroow Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidamada dowlada ayaa ka hadlay howlgaladii ugu danbeeyey ay Ciidamad Xooga ka sameeyeen degaano kamid ah  gobalada Bay, Bakool iyo Gedo kuwaasi oo ka dhan ah Shabaab deegaanada ay kaga suganyihiin Gobaladaasi.

Taliyaha aya sheegay inay Dileen Saraakil katirsan Al-shaabab kuwa kalana ay Gacanta ku dhigeen oo ay ku jiraan Amiiro nolosha ay ku qabteen sida uu yiri Ibraahim Aadan kadib howlgalo ay ka sameeyeen Deegaano kamid ah Bay,  Bakool Iyo Gedo.

Sargaalkan aya tilmaamay in maalmaha soosocda ay isku furi doonaan wadooyinka Go’doonsan ee Bay.

Halkan Ka Dhageyso

You might also like More from author

Comments are closed.