DAAWO Video: Qaraxyo lala beegsaday tartan orad ah oo ka socday Mareykanka

66

tartan309546-19508994000005DC-2_634x352
Sida ay boolisku xaqiijiyeen waxaa dhimatay ilaa sadex ruux iyadoo ay dhawacmeen in kabadan 140 qof markii qaraxyo mataano ah lala beegsaday tartanka oradada Boston Marathon oo ka socday magaalada Boston ee wadanka Mareykanka.

Xili ay badi aaga qaraxa dhaafeen dadkii uguu caansanaa oradyahanada ayey dhaceen qaraxyadaan waxaana la sheegay in dadka dhawaca ay ku jiraan qaar ka mid ah ciyaartooydii oradka ka qeyb galeysay

“Ma jirin Qatar laga sii digay waxaana ay wax walba ku dhaceen si lama filaan ah waana wax nagu cusub in ciyaar la qarxiyo ayuu yiri madaxweynaha mareykanka Barack Obama .

Oradka Boston Marathon waa midka ugu da’da weyn oradada aduunka.

Halkaan ka daawo video

[vsw id=”046MuD1pYJg” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

 

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.