(DAAWO SAWIRADDA). Qarax Gilgilay Magaaladda Boston ee Dalka Maraykanka

51

Qarax xoogan oo gaystay khasaare farabadan ayaa  ka dhacay dalka maraykanka gaar ahaan magaaladda boston qaraxan oo aan ilaa hadda la shaacin waxa sababay ayaa loo malaynayaa inuu yahay mid argagaxiso

Tirada ku dadka ku dhimatay qaraxanayaa maraysa 7 qof halka dhaawacuna uu yahay 22 qof inkastood kooxa gurmadku wadaan wali hawlo gurmada saacadaha soo socda ayaa toos loo ogaan doonaa khasaaraha baaxada leh ee qaraxan iyo faahfaahin ku saabsan qaabka qaraxu u dhacay

Qaraxyadan dhacay ayaa kala horeeyay qadar aad u yar iyadooan Xiliga ee dhacayeen ee inta badan Gudbeen Ciyaartoydii Orodka sameeneysay balse xiligaasi ee ordayeen dadweyne badan , la mana oga waxa rasmiyan ee ka dhasheen Qaraxyadan.

DAAWO SAWIRADDA:-

1

2

3

4

4

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.