Dhageyso:Ammaanka Musharaxiinta oo halis ku jira

37

Muqdisho(INO)- Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegeen in Ammaankooda uu Halis ku jiro ,islamarkaana ay heleen Xogo ku aadan in Musharaxiinta la u gaarsan rabo.

Maxamed Maxamuud Culusow oo kamid ah Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Warbaahinta u sheegay in ay muhiim tahay in la adkeeyo ammaanka xarunta ay ka dhaceyso doorashada ,islamarkaana Musharaxiinta la la socdo Ammaankooda.

Sidoo kale Musharaxiinta ayaa waxaa ay sheegeen in Hay’adda Amniga ay soo gaarsiiyeen in ay kusoo wajahan yihiin Weeraro. Musharaxiinta Xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegeen in ay Cabsi weyn ay qabaan.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.