Dhageyso: Dadka Ku Nool Degmada Qansaxdheere Oo Saameysey Abaarta iyo Maamulka Oo Baaq Direy

90
Qansaxdheere (INO)– Gudoomiye Ku xigeenka Degamada Qansaxa dheere Ee Gobolka Bay Cabdule Xasan Saney (Matarfiish) Ayaa ka hadley Xalada Abaarta Ka jirta degmadaas isla markaana waxa uu Baaq Udirey  Dowlada Dhexe Iyo Dowlada KoonfurGalbeed Soomaaliya  Iyo Haya’daha Samafalka in Dadkan ay La soo gaaran Gurmad deg deg ah.

Halkan Ka Dhageyso

You might also like More from author

Comments are closed.