Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya dagaalkii Xamar Weyne iyo Amisom oo gurmad sameeyey

37

howl_gal_kumanaan_6

Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya Xamar Weyne ayaa waxay sheegayaan in dagaalka udhaxeeya ciidamada dawlada iyo kuwa Hubeysan ee duhurnimadii weerarka qaaday.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in labo qofood ay ku dhinteen dagaalkaasi oo dhinacyada dagaalamaya ah waxaana jira dhaawacyo badan oo xarunta maxkamada gobolka Banaadir ku jira kuwaasi oo qolalka soo xirtay.

Ciidamo Amisom katirsan ayaa gurmad sameyey goor dhaweyd iyagoo hareeraha maxkamada Kusugan lagana yaabo inay dagaalka ka qeyb galaan.

Wixii kasoo kordho dib kala soco insha allah

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.