(DAAWO SAWIRADDA). Kulankii u dhexeeyay Madaxweyne Xassan Sheikh iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland

38

Waxaa gowrdhaw soo idlaaday Kulankii u dhexeeyay Wafdiguu ka socday Xukuumadda Somalia iyo Maamulka Somaliland oo ka dhacaayay Xarunta Wasaarada Arrimaha dibada Turkiga ee magaalada Ankara oo uu kulanka ka socday.

Kulanka ayaa ahaa mid furmay Duhurnimadii maanta kaasoo ay ka soo baxeen Qadobo wax ku ool ah oo ay labada qeyb isla meel dhigeen.

Qodobada oo aan ilaa iyo iminka soo gaarin Xafiiska shabakadda Caalamiga Soomaalidamaanta ayaa waxan rajeyneynaa in Saacadaha soo socda aan idiin soo gudbino haddii uu alle Raali ka noqdo.

DAAWO SAWIRADDA:-

1

2

7

3

4

5

3

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.