Wafdi ka socda IGAAD oo soo garay Kismaayo

66

Kismaayo-1_12

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose  ayaa waxaay tibaxayaan in Magaaladaasi manta ay soo gareen wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAAD.

Wafdigaan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku so dhaweyay Masuliyiin ka tirsan Saxiixeysha Jubbaland iyo Maamulka KMG ah ee Kismaayo.

Wafdigaan ayaa marki ay soo gareen garoonka Kismaayo  waxaay kulan kula yeesheen Masuliyiinta Maamulka KMG ah ee Kismaayo iyo Masuliyiinta Maamul usameynta Jubbaland  ayado kulan ka  ka dib  Wafdigaan lo  kaxeeyay  Xarunta Jamacada Kismaayo  halkaas oo uu ka socdo  Shirweynaha Maamul usameybta Jubboyinka iyo Gedo.

Ma cada Ujeedada Boqashada Wafdigaan ee Magaaalada Kismaayo balse  warar hoose oo ay heshay Kismaayo24 ayaa waxaay tibaxayaan in wafdigaani ay u socdan in ay soo  afjaraan kala aragti duwanan soo kala  dhex gashay  Gudiga Farsamada iyo Saxiixeyaasha Jubbaland taas oo ku sabsan qaabka lo doranayo Madaxweynaha Jubbaland.

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.