Musharax Shariif Xasan Oo Maanta Lasoo Baxaya Seeftiisa Iyo Golaha Shacabka..

8

Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta lasoo baxaya seeftiisa si uu isbedal ugu sameeyo golaha shacabka Soomaaliya.

Shariif Xasan ayaa wata shaqsiga lagu magacaabo C/rashiid Xidig oo uu la doonayo inuu noqdo guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya.

Xidig ayaa kasoo jeeda beesha Daarood, ulajeedka halkaasi loo geynayana waxay tahay sidii beeshiisa aysan usoo hamin xilalka madaxweyne iyo midda Ra’iisul wasaare.

Howsha ayaa ah mid culus, xilli walbo isbedallo ayaa imaan kara, balse Shariif Xasan oo siyaasad gedisan looga bartay ayaa meesha ku jira.

Kala Soco Idale News Online Wararkii Ugu dameyeey Ee Doorasahda

You might also like More from author

Comments are closed.