Dhageyso: Koonfur Galbeed Oo Dishey 2 Sarkaal Oo Ka Tirsan Shabaab

48

Xudur(INO)- Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Ciidamad Booliska gaarka ah Ee Konfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay howlgalo ay Ka sameen degano Hoos Yimada Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bokol.

Cidamada aya  waxaa , Dileen 2 sarkaal Oo ka tirsan ururka Al-shabaab waxana ay Ku dileen tuula hoos yimada Deeganka Ceelgaras. Gudoomiyah Degamada Tiyeeglow Maxamed Abdule Food cade , ayaa waxa uu Ka warbixiyey  2 sarkal Oo ay dileen.

Maxamed Cabdule food Cade ayaa waxa kaloo Uu sheegey In ciidmada Xoga dalka iyo Ciidamda Boliska garka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Habeen Iyo maalin  ay Howlgalo ka wadaan  Deegano iyo Degmoyin ka tirsan Gobolka Bokool.

Halkan Ka Dhageyso

You might also like More from author

Comments are closed.