Dhageyo: Ganacsatada Danyarta Ah Ee Baydhabo Oo Sheegeen in Naxariis Ay Ka Waayeen KGS

74

Baydhabo(INO) Ganacsatada Danyarta ah ee Magaalada Baydhabo oo dhawaan laga aruuriyey Miisaskooda ee yaaleen hareeraha Wadooyinka ayaa ka Cabsho ka Muujiyey  Shaqo la’aan iyo  weliba waxay sheegeen in Koonfur Galbeed Soomaaliya ay waayeen Naxariis.

Waxayna Baaq u direen Ku simaha madaxweynaha Koonfur Galbeed, Maamulka Gobolka iyo midka degmada Baydhabo.

Halkan Ka Dhageyso

You might also like More from author

Comments are closed.