Dhageyso: Hees Cusub Oo Rajo Galisey Siyaasada Musharax Shariif Xasan Ee 2016 Oo La Qaadey

189

Baydhabo(INO)-  Xildhibaanada Labada aqal ee laga soo doortay Koofur Galbeed ayaa xalay xaflad sagootin ah waxaa loogu sameeyay xarunta Madaxtooyada Baydhabo, iyadoo xildhibaanada loo jeediyay dar-daaran ku aadan sidii ay waajibaadkooda u gudan lahaayeen, dadkoodana ugu adeegi lahaayeen si daacadnimo

Xaflada waxa laga qaadey  Hees Cusub Oo Rajo Galisey Siyaasada Musharax Shariif Xasan Sheekh Aaden Isla markaana  soo jeedatey Mudayaanasha iyo mas’uuliyiin kale.

Halkan Ka Dhageyso Hees Cusub

You might also like More from author

Comments are closed.