DEG DEG: Xildhibaan Sareedo Maxamed Cabdulle oo Ku Guuleyastey Kursi Sharafeedka 3aad Ee Beesha Hadamo

64

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda  Wajagii 3aadEe  doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Xildhibaan Sareedo Maxamed Cabdulle oo Ku Guuleyastey Kursi Sharafeedka 3aad Ee Beesha Hadamo.

Xildhibaan Sareedo ayaa heshey 32 cod waxay ka adkaatey MaKka sheekh Maxamed iyo Xamdi Hilowle Macalin

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado. 
0304

You might also like More from author

Comments are closed.