R/wasaaraha oo soo dhaweeyay doorashadii ka dhacday dalka Kenya

37

R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa si diiran u soo dhaweeyay doorashadii madaxtinimo ee ka dhacday dalka Kenya taas oo uu ku guuleystay Ohuro Kenyata. R/wasaaraha ayaa hadalkan ka jeediyay xilli maanta warfidiyeenada uu kula hadlayay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland waxa uuna yiri “Aniga oo ku hadlaya magaca dowladda Soomaaliyeed waxa aan soo dhaweynayaa madaxweynaha Cusub ee Kenya Uhuro Kenyata. Dalka Kenya ayaa waxaa afartii bishan looga dareeray doorashada madaxda sare ee dalkaasi taas oo ay kuu tartamayeen 8 musharax oo uu ku jiray R/wasaaraha dalkaasi Ra’ila Odhinga.

Idale News Mogadishu

 

You might also like More from author

Comments are closed.