Daawo Sawiro: Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Maanta Weyn Si Looga Soo Dhaweeyey Baydhabo

50

Baydhabo(INO)- Madaxweynaha dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan sheikh Aadan iyo wafdi uu hogaminayo oo safar shaqo uga maqanayeen dalalka deraska ayaa maanta dib uga so noqaden magalada Baydhabo ee Xarunta gobalka Bay.

Waxana garoonka diyaradaha Ee Dr. Shaati  ku soo Dhaweyey mas’uliyinta Ka Tirsan dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya urrurada Bulshada Dhalanyerada urrada xaweenka. Intaasi ka dib waxaa Loo soo Dhadhiciyey aqalka Madaxtoyada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo Sawiro

0102040506070809Sawir Qaade:  Abdirasak Adan Abdi

You might also like More from author

Comments are closed.