Aqriso: Guddiga Hirgelinta Doorashooyika oo soo Saaray Maanta War-saxaafadeed

49

Muqdisho(INO) — Guddiga Hir-gelinta Doorashooyinka Dad-ban ee Soomaaliya, ayaa soo saaray maanta War-saxaafadeed ay kaga Hadlayaan Doorashooyinka Dalka ka dhacaya sannadkan dhammaadkiisa, iyagoo sheegay inay doorashada sannadkaan dhacaysa ay ka duwan tahay dhammaant doorashooyinkii horay uga dhacay Soomaaliya.

Haddaba, AKHRISO; War-saxaafadeedka ay Guddiga Doorashooyinku soo Saareen;


You might also like More from author

Comments are closed.