DEG DEG: Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo

34

Ceelwaaq (INO)—Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al Shabaab ayaa waxuu ka socdaa Duleedka Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Xarakada Al Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhigyo Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin Duleedka Degmada Ceelwaaq.

Wararka ayaa sheegaya in uu jiro khasaaro xoogan ka dhashay Dagaalkan, inkastoo aan weli la shaacain maadaama Dagaalka uu weli halkaasi ka socdo.

Kala soco waxii ku soo kordha IdaleNews.com hadii Alla Idmo

You might also like More from author

Comments are closed.