Hamabalyo: Ciid Wanaagsan Kulu Caamin Wa Antum Bikheyr

54

Baydhabo(INO)- Dhamaan  Maamulka iyo shaqaalaha shabakada Idale News Online  waxey halkan Hambalyo uga dirayaan Umada Islaamka Gaar ahaan  Shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay  dunida ka joogaan.

Waxaana u Rajaynaynaa Inay Nabad ku waaraan Ilaahna gaarsiiyo  Horumar Bishan Bisheeda.

Waxaan Leenahay Shacabka  Soomaaliyeed  ku Noolaada Nabad Waarta, Rabi ha idinka Kaafiyo Gaajo,Cadow iyo Cuduro Intaba.

Sanadka Sanadkiisa Anagoo Nabad Ah Iyo Wadanka oo Nabad Ah.

You might also like More from author

Comments are closed.