Dhageyso: Qaadley Magaalada Baydhabo Oo Afka Furtey, Baaqna U Direy Dowlada KGS

65

Baydhabo(INO)- qaadley Magaalada Baydhabo ayaa Afka furtey, kuwaasoo Cabasho ka muujinayay hakad galinta Khatkii Ka Imaanayey Wadanka Kenya , Waxayna Xuseen In dhibaato badan ay ka soo foodsaartey Goysaskii lagu biilayey. Waxayna Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ka Codsadeen inay ogolaato Soo Dejinta qaadka, waxayna u Eedayey Dowlada Dhexe Ee Soomaaaliya.

Halkan Ka Dhageyso

Wariye Faysal Dhaayow

You might also like More from author

Comments are closed.