Dhageyso+Sawiro: RW CCC Oo Sir Badan Sheegay Xilli Uu Murashaxnimadiisa Maanta Shaacinayey

40

Muqdisho (INO) Ra`iisul wasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya, mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma`arke ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu yahay musharrax  madaxweyne oo ka qayb-galaya doorashada madaxweyanaha ee dhammaadka sanadkan ka dhacaysa dalka.

Shir jaraa’id oo u  ku qabtay Muqdisho ayuu kaga dhawaaqay Murashaxnimadiisa isagoo sheegay in maanta laga bilaabo uu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya Sanadkan 2016.

Raysal Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma,ake ayaa mar labaad loo magacaabay xilka Raysal wasaaraha Soomaaliya sanadkii 2014-ka waxaana haatan kamid noqday musharaxiinta u tartamaya madaxnimada Soomaaliya sanadkaan.

Halkan Ka Dhageyso

ccc Sharma'arkeCC

You might also like More from author

Comments are closed.