Dhageyso: Afhayeenka Alshabaab Oo Ka Hadlay Qarixii SYL

56

Muqdisho(INO)-Afhayeenka Guud ee Alshabaab Sheekh Cali Dheere ayaa farriin uu soo diray ka hadlay qarixii maanta lala beegsaday Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.

Cali Dheere ayaa sheegay inay Dowlada Uga dileen Qaraxaasi Ilaa 40 Ruux iyo dhaawac 70 kale sida uu hadalka u dhigay.

Ninka fuliyay weerarka ayuu ammaan huwiyay isagoo lab farriin u kala diray dadka iyo dowladda Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso

You might also like More from author

Comments are closed.