Wadooyinka Magaaladda Muqdisho oo lagu wada xiray Leerar (DAAWO SAWIRADDA)

50

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Mudooyinkaani waday Qurxinta Wadooyinka Magaaladda Muqdisho iyaga oona waday Sameyn dhanka Wadooyinka ah Gaar ahaan Xirita Leerarka Wadooyinka, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Tarsan ayaa isagu iska xil-saaray Kaalinta kaga aadaneyd Dhismaha Wadooyinka isaga oona sameeyay Boqolaal Leerar oo Habeenkii ay kashtaan Gawaaridda, Hadda Gawaarida ayaa iminka Wadooyinka ugu damaashado si xaraga leh iyaga oona Helay Maamul wax badan ka badala Dhismaha Wadooyinka.

DAAWO SAWIRADDA:-

3

1

lamps-1

2

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.