Arsenal 3-1 Chivas: Granit Xhaka Oo Ku Soo Bilowday Kulankiisii Ugu Horeeyay Arsenal Isagoo Guula La Gaaray

0

Arsenal ayaa 3-1 kaga badisay kooxda Chivas de Guadalajara  kulan saaxiibtinimo ay kula ciyaareen California, kaasoo qeyb ka ahaa kulamada diyaargarowga xili ciyaareedka cusub. Ka dib markii ay guul soo daahday ka gaareen MLS All-Stars arbacadii, Arsenal ayaa sii wadata  safarkeeda guulaha ee Maraykanka.

Wenger named an experienced line-up and gave Granit Xhaka (top row, second left) his full debut

Saxiixa cusu ee Kooxda Gunners Granit Xhaka ayaa ku soo bilowday markii ugu horeysay kooxda ka dhisan Premier League, ciyaaryahan ayaa soo galay qeybtii danbe ee ciyaartii Gunners guusha ka gaareen xidigaha horyaalka mareekanka.

The Swiss international showed his combative qualities and his range of passing in the heart of the Arsenal midfield

Cazorla, Bellerin iyo Monreal ayaa dhamaan ku soo bilowday kulankan,halka Rob Holding uu difaaca kula lamaansanaa Callum Chambers, iyadoo Theo Walcott u hormuudka ka ahaa weerarka.

Santi Cazorla (right) was in fine fettle against Chivas and helped set up the first goal with a great delivery

daafaca cusub ee  Rob Holding hogaanka u dhiibay Arsenal daqiiqadii 34-aad ee ciyaarta markii uu Santi Cazorla soo tuuray laad xor ah, qeybtii koowaad waxay ku soo idlaatay 1-0 oo ay hogaanka ku hayso Gunners.

Holding pounced on a Calum Chambers knockdown to open his account for his new club in LAHolding celebrates with Chambers after the former Southampton starlet teed up his centre back partner to score

Isku soo noqoshadii qeybtii labaad Arsenal waxa ay sarre u qaaday dadaalkeeda, Alex Oxlade-Chamberlain oo booskiisa joogtada dadaal ugu jira ayaa gool cajiib ah hogaanka ugu sii dheereeyay  shan daqiiqo markii ay socotay qeybtii labaad.

Alex Oxlade-Chamberlain's strike capped an impressive Arsenal victory as the Gunners beat Chivas 3-1 in Los Angeles

Chuba Akpom oo bedel  ku soo galaykulankii MLS All-Star ayaa ka dhigay ciyaarta 3-0 daqiiqadii 56aad, kaasoo kulankii hore koxdiisa u horseeday guul.

Chuba Akpom scored his second goals in two games after the young forward was set up by Mathieu Debuchy

Kooxda reer Mexico ayaa heshay rigoore iyadoo ay 16 daqiiqo ka harsan tahay ciyaarta waxaan goo u badalay Angel Zaldivar, ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay Arsenal 3-1 Chivas.

You might also like More from author

Comments are closed.