Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Saacid oo Magaalada Garoowe u dulay

47

Wararka naga soo garaya Magaalada Muqdisho ee Xarunta Wadanka Somalia ayaa waxaay tibaxayaan in saacad ka hor magaaladaasi ay ka duleen wafdi ka socda Xukumada Somalia.

Wafdigaan ayaa waxaa hogaaminayay  Wasiirka arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Cabdikariim Maxamuud Gulled waxaa sido kale   ka mid ahaa Wasiiro oo ka ka mid yahay  Wasiirka Maliyada  Somalia  Maxamuud Salabeen.

Wafdigaan ayaa waxaay ka qayb galayaan  Aas heer sare ah oo lo samaynaayo Wadadki Shalay lagu dilay Bartamaha Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka  Nuugal.

Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Gacameey oo ka tirsan Culumada ugu waaweyn wadanka Somalia ayaa waxaa manta lagu asaya  Duleedka Magaalada Garoowe  waxaana askiisa  ka qayb galaya Masuliy ka socota Puntland  iyo Dowlada Fadaralka.

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.