Madaxweyen Faroole ‘Shabaab ayaa dilay Sheikh C/qaadir Nuur Faarax Gacameey

32

Madaxweynaha maamulka Puntlan ayaashacaakaqaaday in dilka C/qaadir Nuur Faarax Gacameey aygeesteen kooxda shabaab oo uu ku sheegay inaycadowku yihiin Jiritaanka Somalia gaar ahaan culimada baahineysa Diinta, Wuxuu sheegay in dilka Sheekh C/raxmaan ay ka dambeysay sida uu sheegay Faroole mowqifka uu ka istaagay argagaxisada iyo fekerka ay qabaan Ururka Al-Shabaab

Dilalka loo geesto dadka waxgalka u ah Bulshada ayuu sheegay inuusan Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Gacameey ugu horeynin balse Shabaab ay horay udileen dad isugu jira waxgarad iyo sidoo kale culimo caan ka ah deeganada maamulka Puntland

Si kastaba ha ahaatee Faroole ayaa sheegay in ay Culimada ka gaabiyeen wax ka qabadka Dilalka ay geesanaayan argagixisada sida uuhadalka udhigay waxa uusheegay in Culimada looga baahanyahay inay qabtaan kulamo looga soo horjeedo kooxaha xagjirkaah.

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.