Midawga Yurub Oo kasoo Horjeestay In Ciidamada Soomaalida Lgu Tababaro Dalkooda

37

Madaxda Midowga Yurub oo kadigay tababarada ciidamada Soomaaliya loogu sameynaayo dalka Burundi in loo wareejiyo Soomaaliya.

Sida uu Taliyaha Hogaaminaya howlgalka iyo tababarada ciidamada Soomaalida ee Midowga Yurub Gen,Gerald Ahern uu sheegay isagoo kahadlayay kulan ay wasiirada difaaca midawga yurub ku lahaayeen dalka Airland ayaa sheegay inaan lagu fududaan in loo wareejiyo ciidamada taba barka ah dalka  Soomaaliya oo amnigeeda aan si buuxda leyskugu haleyn Karin.

Taliyaha ayaa sheegay in tababarka intiisa badan u kasocdo dalka Burundi iyadoo ay saraakiil ajaaniba ay taba barayaan ciidamada Soomaalida sidaa darteed looma baahna in loo wareejiyo soomaaliya ayuu dhahay taliyaha qeybta howlgalada iyo taba barada Midawga Yurub uqaabilsan Soomaaliya.

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.