Obama oo la soo baxaya ciidankiisa

44

Madaxweyne Barack Obama ayaa ku dhawaaqay in 34 kun oo ciidanka Mareykanka ee ku sugan dalka Afghanistan laga soo saari doono sanadka soo socda.

Khudbadiisi ugu horeysay ee state of the union tan iyo markii la doortay ayaa waxa uu ku sheegay in marka la gaaro sanadkan 2014 uu dagaalka Mareyknak ee Afghansitan uu dhamaan doono.

Khudbad dheer oo inta badan uu kaga hadlayay sidii loo dhisi lahaa Mareykan xooggan, ayaa waxa uu balanqaaday inuu dib u shidi doono matoorkii dhabta ahaa ee koboca dhaqaalaha dalka. Waxa uu ku booriyaya xubnaha konagreeks a inay si wadajir ah u shaqeeyaan si looga baxo dhibaatada dhaqale .

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.