Guddoomiyaha Golaha fulinta Ururka ahlu Sunna oo Geeriyooday

36

Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday Guddoomiyaha Golaha fulinta ururka ahlu Sunna Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow oo mudooyinkaani ku sugnaa Magaaladda Muqdisho.

Geeridda Sheikh Yuusuf Xeefoow ayaa ka dambeysay Kadib markii uu ku dhacay xanuun aan horay u hayn taasoo soo dadajisay in Guddoomiyaha uu u geeriyoodo.

Wararka naga soo gaaraya dhanka Ehelkiisa ayaa sheegaya in Guddoomiyaha uu u geeriyooday Cudurka Sokorta kaasoo la sheegay inuu haayay in mudda ah balse uu sababay inuu u geeriyoodo.

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.