Waraysi Xasaasi Idaacada SPR La Yeelatay Ra’iisul Wasaarihii Hore Dr. C/weli Gaas (Daawo Muuqaal+Warbixin)

34

Ra’iisul Wasaarihii Hore ee dalka Soomaaliya Dr.Cabdi Wali Cali Gaas oo iminka ku sugan dalka Mareeykanka ayaa waxa uu daaha ka qaaday arimo badan oo ka qarsoonaa shacabka Soomaaliyeed kaas oo sheegay in uu si weeyn u caawin jiray Maamul goboleedka Puntland.

[vsw id=”v2PFkOECylY” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Dr.Cabdi Wali Cali Gaas oo la weeydiiyay Su´aal eheed in uu ahaa ama diidanaa horumarka Puntland waxa uu arinkaas kaga jawaabay ama afkiisa ka soo fakatay in uu Mashaariic fara badan ugu deeqay Maamul goboleedka Puntland kaas oo waliba gacantiisa ku saxiixay Qandaraasyadii la siiyay Maamulka Puntland.

Sirta cusub ee uu ka dhawaajiyay Dr.Cabdi Wali Cali Gaas waa mid ku cusub dhegaha Shacabka Soomaaliyeed waxaana aad u adkeed in la ogaado xiligii uu Maamulka Puntland siinayay Qandaraasyadaan qorsheeysan ee intooda badan laga qariyay Shacabka Soomaaliyeed.

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.