Daawo Muuqaal ahaan Faah Faahin dheeraad ah oo ku Saabsan Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay Gaalkacyo iyo Qasaaraha ka dhashay

38

Saldhigga police-ka Gaalkacyo qeyba Puntiland ayaa waxaa maanta ka dhacay qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

[vsw id=”tIOiJdRdEQk&feature” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Shan ruux ayaa laxaqiijiyay in ay kudhinteen shan ruux halka ay ku dhaawacmeen sida lasheegay 15 ruux oo uu kujiro taliye xigeenka qeybta Muqdug ee Puntiland ,Muxidiin Axmed Muuse, oo lashegay in bartilmaameedka qaruxu ahaa.

Weerarka ayaa sidoo kale dadka ku dhaawacmay waxa ay u badnaayeen ciidamada Puntiland. Weerarkaasi waxaa sheegatay kooxda Alshabaab oo kufaantay in kagaareen hadafkii ay kalahaayeen. Maxamed Yuusuf Jaamac oo ah gudoomiyaha gobalka Mudug ee Puntiland ayaa waxa uu sheegay in qaraxaasi uu dhacay inkasta oo uu ku sheegay mid aan laga gaarin dantii laga lahaa.

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.