Madaxweynaha oo wareysi gaar ah siiyey Tv-ga Qaranka DAAWO VIDEO

19

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamuud  ayaa wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta qaranka gaar ahaan Tv-ga Qaranka, waxa uuna wareysigaasi kaga hadlay arimo badan sida kulamadii madaxda Midowga Yurub iyo guulihii laga gaaray, iyo arimo kale oo ku saabsan shanta mashruuc ee sanadkan dalka laga hirgalin doono.
HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

[vsw id=”WlfArOZt8f8″ source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.