Dalka India oo ay kusoo badanaayan Dumarka Sanka iska jara!!

37

Dumarka u dhashay Dalka India ayaa bilaabay Dhaqan aan horay looga baran kaasoo ah inay iska jaraan Sanka qeybtiisa hore

Dhaqankaani oo ah mid iminka kasoo ifbaxaaya dalkaasi ayaa waxa ay suura galisay inuu ahaado mid kusii baaha dalka, Dhaqaatiirta India ayaa arintaasi ku tilmaamay mid laga hirgalinaayo dalka balse aysan garaneynin halka laga soo maan-guuriyay

Dr Mitshil Kumaar oo kamid ah Dhaqaatiirta Dalkaasi India ayaa sheegay in bishii ay daaweyan in kabadan 3,000 Ruux kuwaasoo uu Dr Mitshil ku sheegay inay ahaayen kuwa laga kala keenay Magaaladda iyo Baadiyaha dalkaasi India waxa uuna sheegay in Goobaha caafimaadka ay daaweyan Tirooyin intaa kabadan oo dad ah

Si kastaba ha ahaatee Dhaqaatiirta India ayaa sheegay inaysan garaneynin halka laga soo guuriyay Dhaqankaasi balse ay isku dayaan daaweynta dadkaasi Sanka iska jaray.

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.