Yaa ka soo baxay Guruub C Koobka Qaramada Afrika 2013ka

33

Waxaa Xalay la soo afjaray Kulmadii 3 wareeg ee Guruub C Koobka Qaramada Afrika 2013 oo ay ku loolamayeen Wadamada Zambiya oo 2012ka ku guuleysatay Koobkaan,Neyjeria,Itoobiya iyo Bukino Faso waxaana Kulmadii Meertada 3 oo ay xlay Ciyaareen Natiijadu noqotay sidaan

 Zambiya vs Burkino Faso 0-0 Ciyaartaan Xidigaha Difaacanayaya Koobka oo u Baahnaa Badis wax ka naaso cadaaday ma jirin weerarkii ay ku qaaden Goolka Burkino Faso waxana labada xul ay isku Macsalaameeyeen 0-0 Taasoo ka dhigtay Natiijada in Kaalinta 1 ay ku soo baxdo 5 dhibcood Xulka Burkino Faso  Halak Zambiya ay ku hartay 3 dhibcood Guruubka C
1_1263418
dhinaca kale weerrayahanka nadiga Chelsea vs Xulka Neyjeria ayaa Xalay u surta galiyay Xulkiisa inay u soo Talaabaan Wareega 8 ka dib markii uu 2 gool oo rigoore ah ka dhaliyay Xulak Itoobiya Ciyaartaasoo ku dhamaatay 2-0 logu awood shegtay Itoobiya.
Guurub C sidaan ayey xulalku u kala horeeyeen.
Burkino Faso    3 C     5 dh
Nayjeriya        3 C       5 dh
Zambiya        3 C        3 dh
Itoobiya         3 c        1 dh
Kaalinta 1 waxaa ku soo Baxday Guruub C Xulka Burkino Faso,Kaalinta 2 Xulka Neyjeriya Maxamed Axmed Maxamed,iyo  Nuuradiin Cali Xasan oo kala Tagaeera Neyjeriya iyo Ivoire Coast ayaa ka hadlay darenka rajadooda Xulalaka ay Tagaeraan waxaana ku Hormaray Hadalka Maxamed Axmed Maxamed Rajada neyjeriya aad bay u wacan taahy waana ku qanacsahay inay snaadkaan Guul weyn ka gaari doonto Koobka qaarada afrika.waxana qabaa Koobka waa qaadi kartaa
Nuuradiin Cali Xasan oo isna Tageera  Ivoire Coast ayaa sheegay in Sanadkaan 2013ka aan laga xigin Koobka  sanadkaan waxa ay wataan Ciyartooy Tayo Wannaagsan sida Drgba,Yaya Toure,Gervinho.
1_1258046
Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.