Daawo Sawiro. Wafdi Wasiiro ah oo horkacayo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Caawa Ku hooyanaya Magaalada Baydhabo.

33

Wafdi  uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane. C/xakiin Xuseen Guuleed ayna ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Fiqqi iyo Wasiiro Ku xigeenada  Wasaaradaha Warfaafinta iyo  Horumarinta Adeega Bulshada oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo ayaa Halkaas kuluma Kula qaatay Qaar ka mid ah Odayaasha, Haweenka & Dhalinyarada Magaaladaas.

Hadaba waxa aan idiin Soo Bandhigaynaa Sawiro Muujinaya Kulamadii ay la qaateen Madaxda Gobolka iyo Dadkii ay la kulmeen iyo  Meelaha ay soo booqdeen.