Dhageyso: Shir Looga Hadlayo Isbedelka Xoolaha Oo Ka Socda Dubai

0 0

Dubia(INO)- Shir looga hadlayo isbedelka xoolaha iyo cudurada ku dhaca xoolaha ayaa waxa uu ka socdaa magaalada Dubai.

Xildhibaan Siciid Maxamed Cali oo ah gudoomiyaha gudiga xoolaaha xanaanada iyo baarlamaanka ayaa Idaacadda Risaala muqdisho waxa uu kaga warbixiyay shirkaas iyo waxyaabaha ugu muhiimsan ee looga hadlay.

Xildhibaan Maxamed Siciid ayaa sheegay in shirka uu soconayo mudo 3 maalmood gudahooda, iasagoona tilmaamay in shirkan ay qabteen Yurubiyaanka iyo ururka Organization-ka aduunka u qaabilsan xoolaha caafimaadkooda. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dowlado fara badan oo ka kala socday wadamada Africa.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.