Sheekh Axmed Madoobe “Kismaayo waan qabanay ee ma qabsan (Daawo Video)

44

Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Hogaamiyaha Ururka Raaskambooni oo dhowaan shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Kismaayo aanay qabiil qabsan, isagoo cadeeyay in maamul dadka u dhan yihiin loo dhisi doono.

“Walaalayaal Kismaayo qabiil ma qabsan, waxaan diyaar u nahay in miiska wada hadalada, hanala yimaad, talada aad leedihiin yaa anaga wax nagalaga weydiin”ayuu yiri Axmed Madoobe.

Axmed Madoobe ayaa shirkiisa jaraa’id ku soo hadal qaaday arrimo badan oo ay ugu weyn tahay maamul u sameynta Jubooyinka.


Hadaba halkan ka daawo Shirka Jaraa’id

[vsw id=”MADlU-ZVcfs” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.