Wasiirka Difaaca oo ka warbixiyey Wareerkii lagu soo furan lahaa La haysta Fransiiska oo Buulo Mareey ka dhacey

28

War goor dhaweyd kasoo baxay Wasaarada Difaaca Faransiiska ayaa lagu sheegey in howlgal ay Ciidamada Faransiisku kasameyeen gudaha Soomaaliya oo ay kusoo furan lahaayeen nin Faransiis ah oo alshabaab haysteen uu dhintey ninkii lasoo furan lahaa iyo laba askari oo Faransiis ah.

 

Denis Allex  oo al-shabaab u heysteen madax furash ayay dileen ka dib markii uu bilowdey dagaal dhex maray al-shabaab iyo

Howgalka oo Xalay dhacay wuxuu ka dhacay Buulamareer, sida ay Wasaarada difaaca Faransiisku sheegtey Denis Allex  waxaa markii hore Al-snbaab ku heysteen Muqdisho balse markii Al-shabaab laga sifeeyey Muqdisho, waxay ula carareen Deegaanada Buulamareer.

Dhanka kale, shabaab ayaa iyadu sheegtey in la haystaha Fransiisku uu weli nool yahay ayna dhowaan war cad oo xaalka ninkaas ay soo gudbin doonaan.

Idale News Muqdisho

 

You might also like More from author

Comments are closed.