Dagaal Degmada Saylac ka dhacey iyo qasaaro dhimasho iyo dhaawac oo sii kordhaysa.

45

Dagaal dhex marey labada beelood ee ku murunsan cida madaxda ka noqon lahayd maamulka magaalada taariikhiga ee Saylac ka dib doorashii golaha deegaanka ee degmada Saylac ayaa dhaliyey qasaaro nafeed oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Beesha Ciise oo qasaaraha intiisa badan oo gaarey ayaa iyagu sheegaaya in dagaal lagu soo jarmaadey dad aan waxba galabsana halkaas dhibaato loogu geystey.
Daawo Video Masuul Beeshaasi Ciise ka soo jeeda oo ka hadlaaya dagaalkii saaka ka dhacey Saylac



Ciidamo ka socda maamulka Somalilanad ayaa kala dhax galey, oo kala direy dadkii dirirtu u dhaxeysa, xaalada ayaa hadda la sheegayaa iney tahay mid degan, laakiin ay weli jirto saaxaan colaadeed oo labadaas beelo ka dhex aloosan.

Idale News Borama

You might also like More from author

Comments are closed.