Daawo: Dadaal ku dayasho Mudan

12

Ninkaani Video ka muuqda waa nin ka soo jeeda wadamada Khaliijka, kaasoo Ilaahey waafajiyey isagoo aragu ka tagey inuu shanta salaadood ee Ilaahey dadka muslimiinta meel kastaa joogaan ku farad yeelay ku tukudo masjid in doora u jira xaafada uu degan yahay. Ninkaan waayeelka ah ayaa shanta salaadood Jamaacada Masjidka kula tukado, isagoo sameystay xarig dheer haga iskuna  xira gurigiisa ilaa masjidka uu salaada ku tukudo. .


Muuqaalkaan ayaa u ah mid dadka muslimiinta ee Ilaahey siiyey indhaha, maqalka iyo caqliga iney ku cibra qaataan oo ay u degdegaan waajibka Ilaahey faray.

Idale News www.idalenews.com

You might also like More from author

Comments are closed.