Madaxweyne Xasan oo Arrimo badan ka hor sheegey Xiritaanka Kalfadhigii 1aad ee Barlamaanka

18

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa ka hadlay arimo badan oo ka taagan guud ahaan dalka isagoo si weyn uga hadlay xaalada uu xiligan marayo.

Xasan Sh Maxamuud ayaa si gaar ah kaga hadlay wax qabadka barlamaanka Soomaaliya mudadii ay jireen, howsha xukumada utaal iyo shaqada laga sugayo xafiiskiisa.


Arimaha kale ee uu sida weyn kaga hadlay waxaa kamid ah amaanka, la dagaalanka Shabaab, xoreynta gobolada gacanta dowlada ka maqan iyo qaabka ay dowlada uwajahayso maamul usamaynta gobollada dalka.

Madaxweynaha ayaa Khudbadiisa ku sheegay in Soomaaliya ay hada galayso marxalad ka duwan sidii hore ayna qorshaynayaan isku dayo wanaagsan

Dhageyso Qudbada Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya uu ka horjeediyey barlamaanka

 

You might also like More from author

Comments are closed.