Halkaan ka daawo Livestream Shirka Ansixinta Dastuurka Cusub ee Somalia

27

Shirka Ergada Ansixinta dastuurka ayaa maanta si rasmi ah u furmey iyadoo ayna joob joog ka ahaayeen madaxda sare dowladda iyo masuuliyiin ka kala socota beesha caalamka iyo marti sharaf kale. Shirkaan oo ka furmey Xarunta Dugsiga Sare ee Booliiska ee Magaalada Muqdisho.

Xarunta shira uu ka socda oo aad u qurux badan leh dhamaan facilities loo baahnaa ayaa soo jiidatey ergada shirka, waana meelihii yaraa ee dagaaladii sokeeye ka badbaadey haddaba  guud ahaan kala socda waxa ka socda goobta shirka ee Scuola Polizia:

Halkaan riix si aan ula socoto kulanka ergada ansixinta Dastuurka oo toos ah

Idale News Online “INO”

You might also like More from author

Comments are closed.