Sheekh Shakuul: “Dadka Waxay rabaan Maamul Goboleed ee waa in la ixtiraamaa Dastuurka Somaliyeedna la raacaa”

31
[audio:http://dhanaan.com/dhanaan/wp-content/uploads/2013/01/Sheekh-Shakuul.mp3]

Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo la sheegay inuu u sharaxan yahay madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland ayaa si faahfaahsan uga hadlay xalka arimaha maamul usmaeeynta gobolada Jubooyinka, dowladaha deriska iyo dowrka dowlada Somalia.

Sheekh Shakuul wuxuu sheegay in dadka jubooyinku ay rabaan in maamul goboleed ay sameeystaan sidaad darteedna loo baahan yahay in la ixtiraamo wxuuna xusay in dastuurku uu xusayo arintaas.Sheekha ayaa xalka arimaha maamul usameeynta kusoo koobay 4 qodob oo uu sheegay hadii lala yimaado in xal laga gaari karo arimaha maamul usameeynta gobolada Jubooyinka

Sheekhu wuxuu sheegay in hadii qodobadan mid kasta xaqii uu lahaa la siiyo xal la gaadhi karo

Qodobka 1aad:Ixtiraamida rabitaanka dadka Jubooyinka Qodobka 2aad:Ixtiraamida Dowrka Dowlada Somalia Qodobka 3aad:Dowrka Dowladaha deriska ah(Ethiopia iyo Kenya) Qodobka 4aad:Dowrka Beesha Caalamka.

Idale News Muqdisho

 

You might also like More from author

Comments are closed.