Daawo: 12 sano jir u dhashey dalkaTurkiga ooTuug hubeysan ka badbaadiyey Dukaan ay lahaayeen

26

Sida ka muuqata Video 12 sano jir u dhashey dalka Turkiga ayaa Tuug damacsanaa inuu dhaco dukaan ay lahaayeen badbaashey ka dib markii uu si geesimo leh ula qabsadey bistoolad uu Tuugu rabey inuu ku handado wiilka iyo ninka kale ee dukaanka kala shaqeynaayey.

Idale News www.idalenews.com

You might also like More from author

Comments are closed.