Afhayeenka Ahlu sunna ee Gobalka Gedo oo sheegey in Maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo ay xiligaan ka soo horjeedaan

0 34

Mid ka mid ah masuuliyiinta ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca oo hadda ku sugan gobalka Gedo ayaa sheegey in maamul u sameynta jubooyinka iyo Gedo ay tahay arrin ay ka dambeeyaan gacmo shisheeyo, ururkooduna uusan raali ka aheyn maamul loo dhiso goboladaas ilaa laga xoreynaayo degmooyinka weli aan xukunkooda hoos imaan ee ay ka arimiyaan ururka Alshabaab.


Afhayeenka oo si kulul u wareerayey shaqsiyaada dowlada Kenya ka tirsan iyo dhinacyo badan iney rabaan in la dedejiyo maamulkaas Jubbaland, taasoo sida hogaamiyahaas Ahlu Sunah ay keeni karto colaad mar kale dhex marta dadyowga gobaladaas wada dega.

Dhageyso wareysiga AlQaadi, oo ah masuul ka tirsan ururka Ahlu sunnah Wal Jamaaca.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.