Dhageyso: Madaxweyne Xasan “Dadka Reer Kismaayo Dowlada ay ka tirsanaan doonaan”

41

[audio:http://dhanaan.com/dhanaan/wp-content/uploads/2012/12/Xasan-Sheekh-Dec30.mp3]
Kulan Madaxweynaha Jamhuuiyada Soomaaliya la qaatey wafdigii dhowaan ka soo noqdey Kismaayo oo uu horkacayey Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa wafdigu kaga warbixiyey xaalada guud ee amni, siyaasada, iyo bulsho ka dibna, waxaa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud la hadley saxaafada isagoo sheegey in dadka reer Kismaayo ay dowlada ka mid yihiin, dowladuna ay reer Kismaayo.
Halkaan ka dhageyso hadalka Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Madaxweynaha uga warbixinaayey xaalada Kismaayo
[audio:://dhanaan.com/dhanaan/wp-content/uploads/2012/12/Cabdikariin-Guuleed-Dec30.mp3]


Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.